Qeexid

"ld cadowtinnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadowtooyo oo kali ah:
  • Ururka Al-shabaab ayuu ku tilmaamay in wixii hadda ka dambeeya ay kula jiraan dagaal cadowtooyo, isagoo sheegay inay dhamaantay isxulufeysigii ay kaga horjeedeen DF iyo ururka Ahlusuna.
  • Saqar ayaa ku booriyey dowladaha Carabta, Midowga Africa iyo QM si buuxda isaga kaashadaan sidii loo badbaadin lahaa shacabka Somalida oo ay kala goosteen waxaa uu ku tilmaamey falal militari oo cadowtooyo ah iyo gaajo baahdey.