Qeexid

Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadowtinnimo oo kali ah:
  • Waxaa dadweynaha adduunku Sooomaaliya u cadowtinnimo dheeraad oo la xiriirta FARRIIN: Ogoow, akhristoow in Aminga iyo Sumcaddu yihiin laba tiir oo asaasi u ah jiritaanka dal kasta, gaar ahaan Soomaaliya.