Qeexid

"ld cadowtinnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadowti oo kali ah:
  • Shaawey ayaa qarax ku eedeeyay inuu geystay qof ajnabi ah oo uu sheegay inay caddeyn u hayaan arinkaas, isagoo sheegay in falkaasi uu ahaa mid cadowtinimo ah.
  • Soomaalida ayaa hadda ah jaaliyadda aadka ula ildaran cadowtinimada iyo foolxumadii laga dhaxlay midab-faquuqidii caddaankii yaraa uu ku hayn jiray dadka madow ee reer Kuufur Afrika.