Qeexid

"Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadee oo kali ah:
  • Dilka Marxuumkaasi ayaa waxaa ka hadlay Xoghayaha Wafaafinta ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macallin Cali waxa uuna cadeeyay Bare Cali Bare in ay toogteen Kooxo aan la garaneyn ujeedada ay u dileen sarkaalkaasi.
  • Waxaanu markale hambalyo u soo jeedinaynaa dhammaan bulshada reer Somaliland oo hirgeliyey nabad waarta, taasoo suurta gal ka dhigtay in waxbarashada dalku gaadho heer jaamacadeed.