Qeexid

ld caddilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddil oo kali ah:
  • Waxa jirtay dhawr bilood ka hor inay caddilmeen mashiinada biyaha qaarkood, xaalad biyo la’aan ah oo aad u xumaydna ay dhacday.
  • J: Matoor weyn oo kuwa biyaha soo riixa ah oo yaalay Geed-deeble, ayaa caddilmay, waana la dhameeyay oo waxa laga shaqaynayay laba habeen.