Qeexid

"(-iimo, m.l) Hilibka intiisa cad; baruur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddiin oo kali ah:
  • Wallaahi inkasta oo jidhkeedu isku soo ururay caddiinkiina ka dhammaaday oo laf iyo seedi is qabsatay,haddana miyaanay dhaamin wax la'aanta?