Qeexid

"ld caddaan1; ld caddo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddi oo kali ah:
  • Mudane Dalmar oo hadda degan dalka Kanada ayaa sidoo kale waxa uu ka mid ahaa macallimiintii wax ka dhigi jirtay Kuliyaddii Dhaqaalaha ee Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed.
  • . Koox Dulmi-taageerayaal ah, oo labadaan kooxood ee hore ku taageerta dulmiga iyo tacaddiga ay ku hayaan umaddooda, waxayna isugu jiraan kuwo dulmiga u taageeraya qabyaalad.