Qeexid

"Wax caddaan ka dhigasho."

Qeexid Kale

Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.

Qeexid Xigta

Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddayso oo kali ah:
  • Foosiya Yuusuf ma qaldana haddii ay dastuurka iyo xeerarka kaleba wax ka sheegto ama ay caddayso sida ay iyadu u fahamtay waxay waliba xaq dastuuri ah u leedahay inay waxyaabaha qaar diido oo ay tidhaa wax ha laga bedelo.
  • Laakiin, waxa uu sheegay in iyada oo dhinacyada oo dhan ay u muuqdaan qabyadaas iyo diyaar-garow la’aantaas, haddana cid waliba ay ka gabatay in ay caddayso in aan doorashooyinku qabsoomayn.