Qeexid

"Shaah caano yar lagu daray."

Qeexid Kale

ld caddayn.

Qeexid Xigta

In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddays oo kali ah:
  • Balwaddiisa u wayni waxay ahaan jirtay oori xalaala, tiisa u yarina qaxwe caddaysa.
  • Haddaba kuma tallaabsan Duqu wax uu isku difaaco oo uu ku buriyo eedayntaas aan tiroda lahayn taasaana caddaysay in ay intaa iyo in ka badaniba jirto.