Qeexid

"Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay."

Qeexid Xigta

Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddad oo kali ah:
  • Caddadiska dowladda Koonfur Afrika lagu saarayey in ay dad AIDS-ku hayo siiso Antiretroviral Therapy waxa uu si weyn u xoogeystey markii todobaadkan horaantiisii magaalada Durban ee Koonfur Afrika lagu qabtey shir looga hadlayey AIDS-ka.
  • Wuxuu ka koobanyahay erayo tiro yar waxaana soo bixidoona caddadyo cusub mustaqbalka haduu Alla idmo.