Qeexid

ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.

Qeexid Xigta

Dhar midab baxay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddaad oo kali ah:
  • Dhinaca kale, waxa soo kordhaya caddaadis siyaasadeed oo la saarayo Jabhadaha, gaar ahaan cadaadiskaasi waxa uu uga imanayaa Mareykanka.
  • Il caddaad, haddii ishu si muuqata u caddaato ma uu galayo neefkaasi udxiyo, haddii uu il la’yahay oo aanu waxba arkayn way ka sii daran tahay.