Qeexid

"Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax."

Qeexid Xigta

Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadceed oo kali ah:
  • Marka laga baxo muudhadhka dhalanteedka ah ama ah daaraha barafka ah ee marka cadceedu ku soo baxdo sida fudud u dhalaala.
  • Waxaanay ugu jawaabeen waxa ay yihiin waa ta koowaade, Siciid nooma soo baxo aroortii ilaa ay cadceedu dheeraato, cumar baa ku yidhi Siciid waa maxay sababtu?