Qeexid

"Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda."

Qeexid Kale

ld catar. Barafuun; catar.

Qeexid Xigta

Xilli qabow oo aan roob da'ayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadar oo kali ah:
  • Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl saa'idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.
  • Ilaahay iskuma calfin inay Marwo Cadar sii wada joogaan, markii ay kala tageena wuxuu guursadey marwo Maryan Cali Axmed ilaa iminkana ay wada joogaan.