Qeexid

"/dh (-iyo, m.dh) Lacagta inteeda birta ah; qaddaaddiic; sanuud."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadadi oo kali ah:
  • Raashinka lagubay ayaa Cadadiisa lagu sheegay 47-kiish oo Bur ah iyo 4-kiish oo Bariis ahaa,kuwaasi oo lagu hor Gubay Ganacsatadii Dalka keentay,kuwaasi oo looga digay in ay markale Dalka keenaan Raashin iyo Badeecooyin nuucaasi ah.
  • Ciidamada AMISOM oo ka jawaabey duqeyntan ayaa wararku sheegayan in madafiic haleeshay xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag ku dhinteen Labo qof iyo dhaawac aan cadadiisa la sheegin.