Qeexid

"Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe."

Qeexid Xigta

Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadaawe oo kali ah:
  • Wariyaasha lasii daayey oo ahaa sadex wariye ayaa waxaa ka mid ahaa tifaftirihii idaacada Maxamed Cadaawe,iyo wariyaahii VOA ee magaalada Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh,waxaana haatan loo ogolaaday in ay xorriyadoodii helaan.
  • Waxay annaga nagu dhacday kulankii horyaalada Yurub ee Nantes, waxa dhacday in 5-1 ay nagu garaacdo Roma oo aanu cadaawe nahay, mar kale ayay Bologna nagaga timi,” sidaa waxa yidhi Cragnotti oo ka hadlay itaal darrada Lazio haysata.