Qeexid

"eeg cadaadi. ld cadaadis1 (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadaadin oo kali ah:
  • Masuuliyiinta DGPL ayaa dhankooda ballan qaaday talaabooyin adag in ay kasoo saari doonaan arrimaha tahriibka isla markaana ay ku cadaadin doonaan dadka soo gala gobollada Puntland in aysan u tahriibin dhanka dalkaasi Yemen.
  • Sidoo kale wuxuu sheegay inaysan doonayn inay cid gaar ah dulmiyaan, balse ay doonayaan inay dhulkooda hagaajistaan, hadafkooduna uu yahay mid lagu doonayo in dalka lagu xukumo Islaamka iyadoo aan dadka la cadaadin.