Qeexid

"Qof ciriiri gelin, dhibid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadaadi oo kali ah:
  • Xasan Daahir Aweys, mana jirto wax cadaadis ah oo la igu saaray inaan xilkan wareejiyo" ayuu yiri gudoomiyihii hore oo aanay ka muuqan wajigiisa farxadii looga bartay.
  • Faarax Oomaar oo ahaa nin ilaahay hibo u siiyey geesinimo iyo af-tahanimo, ayaa waxa uu si aan gabbasho lahayn isu hortaagay, una diiday dulmigii, cadaadintii, iyo duudsigii xuquuqda dadka Soomaaliyeed uu ku hayey gumaysigu.