Qeexid

"Gabal hilib ah."

Qeexid Kale

C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.

Qeexid Xigta

C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cad oo kali ah:
  • Qidcad Dhuxul dhagax saafi ah, taas oo leh midab madoow dhalaalaya.
  • Kolkaas waxa is ka cad in arrin MGPS iyo nin ka badheedhay diidmadiisa uu diidan yahay SOMALILAND ay ku lug leeyihiin, aanu khayr ugu jirin SOMALILAND.