Qeexid

"Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabso oo kali ah:
  • Waxaan rabaa nabad iyo nolol, waxaan doonayaa in aad i aamintid oo aadan marnaba iga cabsoon, i aqoonsatid, hal fursadna i siisid si aad si fiican u barato shaqsiyadayda dhabta ah.
  • Sheekh Ilaah ka cabso diin cusub maa noo sheegoosaa ama tii aan ka dhaxlnay awoowyaashiin.