Qeexid

"Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabsi oo kali ah:
  • Xaalada Deegaanka Ceel-baraf ee Shabeelada Dhexe oo degan,kadib markii ay lawereegeen kana bexeen saacado kadib Xoogagga Ahlu-sunah 08 Apr 2010- Cabsi dagaal oo soo wajahday Dadka deegaankaasi..
  • Horay ayaa boqolaal qoys uga carareen guryahooda waxaana jirto cabsi laga qabo in ay fooda isdaraan xoogaga kooxaha mucaaradka oo inta badan gacanta ku hayo gobolka Hiiran iyo ciidamada Ethiopia ee hada isku arursanayo halkaasi.