Qeexid

"(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabiid oo kali ah:
  • Doob-guunadaas oo ay ka dalbadeen wadanka cabiidka xooga weyn ee Maraykanka iyo kuwa yurubta degdegga u maaxday.
  • Si kasta ha ahaatee, marka lays barbar dhigo xoogga xulufada iyo Ciraaq oo isu noqonaya rag cabiido ah hubna sita oo la dagaalamaya ilmo yar oo caruur ah oo dheged sita.