Qeexid

"Naf; ruux."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabdo oo kali ah:
  • Haddaba xaaji Cabdow Daahir umaad hiilin, Siilaanyana kamaad hiilin ee waxaad qiratay oo aad ka hiilisay caddaaladii iyo nabaddii oo waxaad u hiilisay dulmigii.
  • Wasiiirka Wafaafinta Eritrea Cali Cabdow iyo Madaxweyaha dalkaas Asiyas Afawerki oo si isku mid ah uga hadlay eedeynta loosoo jeediyay ayaa sheeegay inaysan wax hub ah geyn Somalia, doorkooduna uusan ahay inay Somalida kala xigsadaan.