Qeexid

"Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabbur oo kali ah:
  • Idaacadaha loo yaqaanno talk showga oo badanaaba neceb soo galootiga guud ahaan, Muslimiintana gaar ahaan ayaa aad duqeeya labadaan urur ayagoo ku eedeeyo macaawinada eey u fidiyaan shicibka la cabburiyo.
  • ) - Waxaan ognahay in ragga hoggaamiya xukuumadda ku-meel-gaarka ah ee ku sugan Baydhabo ay ku mashquulsan yihiin sidii loo xagal daacin lahaa kacdoonka shacbiga iyo sidii loogu keensan lahaa ciidamo Itoobiya oo lagu cabburiyo.