Qeexid

"Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm."

Qeexid Kale

Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.

Qeexid Xigta

Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabbir oo kali ah:
  • Isugeynta Guud ee cabbirka laban-laaban ee Bedka dhulka Dalkaa oo Km2 ah.
  • Marka lagu cabbiro caddadka adeegyada daryeelka waayeelka ee la bixiyey, waxuu ururkayagu yahay adeeg bixiyaha khaaska ah ee ugu weyn gobolka Kotka.