Qeexid

"C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto."

Qeexid Xigta

Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabayo oo kali ah:
  • Cadde Muse ayaa horey taliyaha ciidanka Darawiishta ugu magacaabey Cali Baadiye iyada oo warar hoose shegayaan in odayaashan wadaan qorshe dib loogu magacabayo Col.
  • Gaadiidkan ayaa waxaa la socday wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha Bulshada Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur iyo waxgarad kale oo Baydhabo u tegay wadatashiyada mas'uulka loo magacabayo jagada Ra'iisul Wasaarenimo.