Qeexid
Afkuxuuble.
Afkuxuuble.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
Qeexid Xigta: Calaacal, cataw (qof).
Qeexid Kale: ld cabaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
Qeexid Xigta: Calaacalid, catawid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dheeraad ah.
m.l
Qeexid: Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheerdheero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Wax dhererkiisa kordhin.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax meel ka fogeyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cabbaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld casardheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caabad1 (3). cabaadin m.f.dh eeg cabaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (c.naf.) Welwel ka qabid shaqada jirka iyo caafimaad darro la mala awaaley. Waxay keeni kartaa cudur mas kaxeed qofka naftiisa naafeeya. Noocyada khatarta ah waxa jira himadjab caafimaad darro, oo sida badan ay sabab u tahay qalbi jabka joogtada ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheeraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dheeraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto.
Qeexid Xigta: Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cabo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]