Qeexid

"Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo."

Qeexid Kale

ld cabaadid.

Qeexid Xigta

Calaacal, cataw (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabaad oo kali ah:
  • J: Annu sidii hore u hooyi jiray waanu cabaadnay bay ahayd.
  • Dabadeedna Islaantii oo ladi wayday cabaadkii iyo oohintii ka baxaysay ciyaalka qalaylka loogu xiirayo habeen badhka oo is lahayd malaha markuu ka soo jeedsado ciyaalka dee adiga uun baa ku xigi doona ayay neefi ka soo booday markuu iyadii garab maray.