Qeexid

"Hoore si isdabajoog ah u liqid."

Qeexid Xigta

Sigaar dhuuqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cab oo kali ah:
  • Xafladda uu daadaheynayey cabdicasis geraare ayaa ku soo gabagaboowdey jawi aad u sareeya, dadkana aad u masquudsanaayeen.
  • PDRC, ayaa Puntland waxay ka shaqaynaysay muddo kabadan 12 sano, waxayna ka shaqaysaa xoojinta maamulka, maamulwanaaga iyo wadashaynta shacabka iyo Dawladda.