Qeexid

"ld caawiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawis oo kali ah:
  • Waxaannu aad ugu mahadnaqaynaa qolada UNDP oo si weyn noo caawisa.”
  • Fiidhyow la baahshay, ayaa lagu arkay rag gadhadh leh oo Carab u eg oo u dardaarinaya daaro laynta, inkasta oo anigu aanan sidiqin, dadkuse waxay sheegayaan in Al-qaacida tahay qolada Maraykanka ka caawisa dalalka uu doonayo inuu qabsado.