Qeexid

"ld caawino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawinaad oo kali ah:
  • Caawinaad waxaad ka helaysaa Boga caawinaada; Qoritaanka maqaalada waxaad ku barbarankartaa Bacaadka dhinaca Ingiriiska sand box, meeshaasna waxaad wax ugu tijaabinkartaa sidii aad doontid.
  • Ururka R3 wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dhalinyarta ajaanibka ah ee da,doodu u dhexeeyso 16-26 caawinaad isugu jirta warbixino kala duwan iyo hagitaan lagu hagaayo qof walba meeshii ku haboon.