Qeexid

"ld caawino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawimo oo kali ah:
  • Waxaan rajeynayaa iney fahmi doonaan in barmaamijka hordhacu uu yahey caawimo bilow u ah sida uu qofku guul u gaadhi lahaa.
  • Inkastoo dawladda Masar ay sannadkastaba 2-bilyan oo doollar oo caawimo ah ka hesho Ameerikaanka, haddana waxay ku dooddaysaa in heshiiskani yahay mid lagu kala goynayo dalka Suudaan, isla markaana abuuraya dal kale oo ka qayb-gala wadaaga biyaha Niilka.