Qeexid

"ld caawino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawimaad oo kali ah:
  • Intaad beeraheyga igu falan laheyd, isla markaana biyaha webiga iga iibin laheyd, waxaan ka jiraa inaan cadowga aad sheegeyso aan ka hubsado inuu caawimaadda uu sheegayo ey daacad ka tahey iyo inkale.
  • "qorshaha kama saareyno inaan taageerno ciidamada AMISOM ka socda ee Muqdisho ku sugan waana sii wadeynaa waliba caawimaad dheeraad ah ayaan gaarsiineynaa" ayuu yiri Mr.