Qeexid

"Caataysnaanshada."

Qeexid Kale

Hilib aan dux lahayn.

Qeexid Xigta

C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caato oo kali ah:
  • Wasiir kuxigenka Wasaaradda Qorsheynta C/laahi Maxamed Barre “Caato” oo ka mid ahaa dadkii lagu casumay ayaa ka hadlay wuxuuna sheegay in xubnaha kulankan ka soo qeyb galay yihiin kuwo shacabka u horsedi kara wanaag kuna wanaagsan hoggaaminta.
  • Wuxuu ahaa wiil dheer oo aad caato u ah, oo indho godgodan leh, kaas oo filkiisu soddonka galay.