Qeexid

Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caashaqo oo kali ah:
  • Garan maayo sababta ay dadka caashaqooda ku liibaanay taasi uga soo burqan wayday.
  • Wuxuu aad iskugu mashquuliyaa in uu wax ka barto aqoonta islaamka, waana taas sababta ku kallifaysa in uu aad u caashaqo shiikh Xaayow oo ah wadaad aftahan ah oo culuumta diinta Islaamka ku talax tagay.