Qeexid

Ku c.: markab, baabuur, xolo iwm meel lagu caashaqay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caashaqan oo kali ah:
  • Wuxuuna u sheegayaa in aanu iska saari karayn caashaqan ku habsadey Ilaahay oo ka saara mooyeene.
  • Hadalkii intuu ku badh jaray ayuu yidhi “ ruuxii bukaan qaba waa laga bogsiiyaayoo bar bar loogama leexdee, Ilhaaneey waxaad tahay tii aan beegsanayee caashaqan I barriinsaday iyo naftaydani baqooshay bar xun ha kaga dhaqaaqine I bad-baadi inan yahay.”