Qeexid

"ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl."

Qeexid Xigta

ld caashaqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caashaq oo kali ah:
  • Markii ay socotay xumadda doorashadu may jirin urur quraacdu ka go’day, laakiin si loo kala badbadayba degma waliba wixii ay caashaq u haysay faraqyada ayaa loogu guray.
  • Hees Banaadiri ah, ayaa waxay lahayd:-"Waan ku arkay, waan ku caashaqay,aad waddaa, ma kaa ajiibaayi".