Qeexid

"Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan."

Qeexid Xigta

Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caaro oo kali ah:
  • Garta Dhaqanka Iyo Xeerarka Soomaalida, Waxa qoray C/salaan Caaro-dhuub Q:29aad.
  • Xasaasiyad (caaro ama alaraji) Mararka qaarkood ayuu jidhku diidaa waxyaabo aan halis aheyn.