Qeexid

(-dyo, m.dh) Naag caqli badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caaqilad oo kali ah:
  • Waxaa kaloo ku yaal gole dhinacyada ka furan oo kullamadda u dhexeeya caaqilada iyo madaxda lagu qabto.
  • Wuxuu mar is yidhi waa dhallaannimo iyo waayo aragnimo la’aan, laakiin isla markiiba wuxuu xusuustay in gabadhu caaqilad weyn tahay oo aan haba da’yaraatee talo ay soo jeedisay hadda ka hor lagu hungoobin.