Qeexid
Wax caaqibo u yeelid.
[-beeyay, -baysay]
f.g2Wax caaqibo u yeelid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin.
Qeexid Xigta: Waxtar iyo wanaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg caaqibee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nin caqli badan.
Qeexid Xigta: (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld caqiido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: (-qyo, m.dh) C. ah qof aad u garaad yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld caaqibaxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Naag caqli badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Qeexid Xigta: Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Caano wax ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caaqil ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: ld caataysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax aan cawaaqib wanaagsanayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Harag caano ku jilcin.
Qeexid Xigta: Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Qeexid Kale: Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: caa'ilo m.dh.u (-ooyin m.l) Qoys, qaraabo.
m.dh
Qeexid: Caaq ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]