Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Nin caanaha ka ganacsada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caanoole oo kali ah:
  • Cumar Imaam Abuubakar,Jabiso iyo Caanoole waxaana lagu wadaa in maalmaha soo socda ay dooran doonaan hogaan cusub oo leh Gudoomiye iyo ku xigeeno waxaana wararka qaar ee la helayo ay sheegayaan in isbahaysigaasi gudoomiye looga dhigi doono Dr.
  • Booc ama Geed Caanoole loona yaqaano "Booc Booc" waa geed caleemo balaaran leh oo hadii aa caleenta ka jartid caano sii deenaayo. geedahaan caanahiisa waa sun. hadii oo indhaha kaa galo indhoole aa noqon kartaa.