Qeexid
Caano wax ku darid.
[-neeyay, -naysay]
f.g2Caano wax ku darid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Iniin meseggo ama galley inta aysan habuuq noqon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Caanaha laga saaro burcadka marka la shiilo. ld caaney, caanooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld caaneeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Harag caano ku jilcin.
Qeexid Xigta: Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Qeexid Kale: Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: wax dad badani yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Wax macaan ka dhigid. ld macee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: (f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Qeexid Xigta: Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: ld caataysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ddo, m.dh) Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: caa'ilo m.dh.u (-ooyin m.l) Qoys, qaraabo.
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Cid ihaano u geysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg caanee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo.
Qeexid Xigta: (-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.
Qeexid Kale: Meel yara godanoo biyo qabatin leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Mataano dhalid (nafley).
Qeexid Xigta: Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]