Qeexid

"Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin."

Qeexid Xigta

Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caamo oo kali ah:
  • Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii baa juuqda gabay.
  • Haduu damco inuu madaxtooyada dhexdeeda caamonimada kaga baxana waa masiirkii umadda oo galay iskoolwiido.