Qeexid

"C. ah: wax guud ahaaneed oo dad badan u dhexeeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caam oo kali ah:
  • Isbedelkaa rajada badan dhaliyey wuxuu keenay in markii ugu horeysey ay si toos ah dawladaha qaarkood inoola macaamilaan.
  • Tababarkaas, waxa Ciidanka ugu deeqday Shirkadda Caymiska Gaadiidka ee “Badbaao,” waxana ay ku baranayeen duruus iyo macluumaad ku saabsan, habka marista jidadka, kala-hagista baabuurta, calaamadaha iyo habka loola macaamilo Shilalka Gaadiidka.