Qeexid

"Qof aqoon badan u leh cilmiga."

Qeexid Xigta

Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caalin oo kali ah:
  • Barkaan, wuxuu sheegay in xaaladda deegaanka ay tahay mid halis ah, haddii aan lala tacaalin cudurrada iyo Nafaqo-darradana; ay dhici karto in dadka deegaankaas oo dhan ay u dhintaan.
  • Galmudug, ayaa iminka waxa ay leedahay 3 M-weyne oo mid kastaaba dhankiisa ka sheeganayo in uu M-weyne sharci ah yahay kuwaas oo kala ah Axmemd Maxamed Caalin, Gen.