Qeexid

eeg caal3.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caalid oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii Madaxweynaha Puntland ayaa u mahad celiyay Dawladda Ethiopia iyo dhakhaatiirta ka shaqaysa Isbitaalka guud ee Addis kaalintii ay ka qaateen badbaadinta iyo ogolaanshaha la dacaalida ciidankaas.
  • Booqashada Madaxwaynaha oo qaadatay ugu yaraan laba saacadood ayaa waxa uu ugu dambayntii u mahadceliyay dawladda Ethiopia iyo dhakhaatiirta ka shaqaysa Isbitaalka guud ee Addis, kaalintii ay ka qaateen ogolaanshaha iyo la tacaalidda ciidankaas.