Qeexid

"Dunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caalan oo kali ah:
  • Sida la sheegay Borograamkan waxaa uu wax yeelo uu u geystay noocii ugu danbeeyey ee adeegyada Microsoft Windows, waxuuna howlahooda kharibay boqolaal jeer, haddaynaba ahayn malaayiin kunbuter oo ku baahsan caalanka oo dhan.
  • BBC-Doonta oo ey saarnaayeen dad lagu qiyaasay 250 qof oo loo maleynayo inay u kala dhasheen dalal ka tirsan qaaradda Afrika waxaa ey ku gadoontay biyaha caalanka ee Mediterraneo, meel sagaashameeyo kiilomitir u jirta dekedda Tuuniska ee Sfax.