Qeexid

"C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan."

Qeexid Xigta

C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caalami oo kali ah:
  • Madaxweyne Yuusuf ayaa doraad safar qarsoodi ah kaga duulay garoonka diyaaradaha caalamiga ee Muqdisho, iyadoo aan la shaacin goobta uu aaday balse maanta ayaa la xaqiijiyay inuu ku sugan yahay magaalada Addis Ababa.
  • Geedi ayaa sheegay in Muqdisho horey ay ugu sugnaayen argagaxiso caalami ah taasoo labo jeer oo uu yimid isku dayday inay khaarjiso, isla markaana taasina ay tahay sababaha ay DF u imaan weyday Muqdisho.