Qeexid

"ld caalan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caalam oo kali ah:
  • Sidoo kalena waxay ciidamada amniga ee Somaliland ku guuleysteen in ay fashiliyaan hawlgalo la rabo in lagu khaarajiyo goobjoogayaashii caalamiga ahaa ee doorashada baarlamaanka Somaliland.
  • Sii deynta maxaabiista ka tirsaneyd Maxaakiimta ayaa socotay mudo todobaad ah sida uu sheegay Taliyaha ciidamada Asluubta Cabdullaahi Macallin isagoo intaa raaciyay in mudadii ay gacanta ku hayeen loola dhaqmay si wanaagsan oo xeerka caalamiga uu qabo.