Qeexid

Qof cajis ka dhigid. ld cajisi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caajisi oo kali ah:
  • Xuseen Xaaji Bood oo lasoo gaarsiiyay Xafiiska warqabadka Ceelqaboobe Online ayaa lagu sheegay in Madaxda Daladaasi ay aad ugu dhiiri gelineyso Cid kasta oo ku howlan Xal u helida Arimaha Soomaaliya in aysan ka caajisin.
  • Ilaa hadda waxay kala kulmeen Dawladda hoose ee magaalada jiitan iyo caajisin in ay arrintaasi hirgasho.