Qeexid

"Firfircooni la'aan; wahsi; daal."

Qeexid Xigta

C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caajis oo kali ah:
  • Dadka uu maskaxda kaga dhaco HIV waxay yeeshaan ilow aanay xasuusan karin dhacdooyinkii u dambeeyay ee ay la kulmeen iyo caajisnimo hawlqabad oo ka yar hawlqabadkii qofka ee markii aanu jidhkiisa galin fayraska HIV.
  • Waxa uu si caajis ka muuqato u soo qaatey joornaal agtiisa yaal.